Ciidamada Danab oo gacanta ku dhigay gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyey (Sawirro)

Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa gacanta ku dhigay gaari Hoomey ah oo Al-shabaab ku diyaariyeen walxaha qaraxa. Howlgalka lagu soo qabtay gaariga ayaa laga fuliye tuulada Cad-cadeey oo hoos tagta degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose sida ay sheegeen saraakiisha ciidamada. “Ujeedkoodu wuxuu ahaa argagxisadu in gaarigan ay ku weeraraan shacabka Muqdisho, … Continue reading Ciidamada Danab oo gacanta ku dhigay gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyey (Sawirro)